X

Dr C/raxmaan Bayle oo ka hadley guul Soomaaliya u soo hoyatey

Dr C/raxmaan Bayle ayaa ka hadley guul Somaliya u soo hoyatey mudadii uu xilka hayey. Wasiirka maaliyada oo saxaafada la hadley ayaa sheegay in caalamku ku aaminey waxyaabo badan oo aan awal dhici karayn.

Dr C/raxmaan Bayle ayaa sheegay in Somaliya deeq la siiyay ee aan la siinin deyn.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=izwhkR4ZaHc[/embedyt]


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.