X

Golaha deegaanka Berbera oo soo bandhigey gawaadhi qashin qaadeyaal casriya

Somalia --- Berbera Town and Port --- Image by © Yann Arthus-Bertrand/CORBIS

Golaha deegaanka Berbera ayaa soo bandhigey gawaari qashin qaadeyaal casriya oo inta badan aan laga aqoon magaalooyinka Woqooyiga Somaliya. Maayerka ayaa codsaday in lala shaqeeyo.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=JgoiXgbdUAk[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.