X

Dr C/raxmaan Bayle oo shaaciyay maamulada ayna lacag siinin iyo kuwa ay siiyaan

ARAABINEWS

Dr C/raxmaan Bayle ayaa shaaciyay maamulada ayna lacag siinin iyo kuwa ay siiyaan. Dr Bayle ayaa sidoo kale sharaxay dhibaatooyinka cashuut ururinta ka haysata.

“Dowladda dhexe dhaqaalaha waxa ay siisaa kaliya maamul goboledyada aanan laheyn dakaddaha, kuwa kale ee dakadahooda shaqeeya, hadde iyaga ayaaba lacag hela.” Ayuu yiri Wasiir Dr Bayle.



Shanta Maamul Goboleed ee dalka ka jira waxaa si rasmi ah u shaqeeya dakadahooda Maamul Goboledyada kala ah Puntland iyo Jubbaland oo dhaqaale badan ka hela dakadaha ku yaal xarumahooda.



Maamulada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed Dakadahooda ma shaqeeyaan xilligaan, sidaasi awgeedna waxa ay dhaqaale ka helaan dowladda dhexe ee Soomaaliya.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=iYjMnO9f9hg[/embedyt]

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.