16/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dr C/raxmaan Bayle oo u duuley wadanka Ivory Coast iyo ujeedada: SAWIRO

Dr C/raxmaan Bayle ayaa u duuley wadanka Ivory Coast oo dhawaan ka soo kabtey dagaal sokeeye oo uu keenay markii madaxweynihii dalkaasi ku dhegay xukunkii looga adkaadey doorashada.



Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Abijaan ee dalkaasi, waxaana halkaasi uu uga qeyb galli doonaa shir looga hadlayo arimaha Maaliyadda.



Mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa sheegay in Shirka ka dhacay Dalkaasi lagu soo hadal qaadi doono horumarada dhanka maaliyada ay sameysay Xukuumadda Soomaaliya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS