Wasiirka maaliyasa dalka oo isagu of dakhliga wadanka iyo lacagaha la fisho ayaa been cad Ku qabtey Xasan Kheyre oo hoon Ka sheegay inuu isagu soo xirey lacago dalka lagu kabi jirey oo ayna adkaan doonto sida lagu soo daayo.
“Lacagihii lagu kabi jirey miisaaniyada sidoodii ayay u socdaan waxba kama jiraan warka Xasan Cali ayuu yiri wasiir Beyle.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay