X

Dr C/raxmaan Beyle oo sharaxay heshiiska uu Talyaaniga la saxiixday

Wasiirka maaliyada dawlada dhexe ee Somaliya ayaa sharaxay heshiiska uu Talyaaniga la saxiixday. Waxa la sheegay in heshisku daba socdo heshiisyada socda ee deyn cafinta. Somaliya ayaa isku filan dhaqaale ahaan waxase aan jirin dadkii maali lahaa.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.