Dr C/raxmaan Beyle ayaa wado cad ku ridey xildhibaano mucaarada oo si kuturi kuteen oo aqoon iyo cilmi ku jirin u dhaleeceeyay nidaamka dawladnimada maaliyada dalka ee wasiirku wado. Wuxu yiri ”lambaro ay isku geegeyeen buga, may na yiraahaan natus kuwa saxda anagaa siin lahayne ayuu yiri Dr C/raxmaan Ducaale Beyle.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=sMahflZH2zQ[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay