29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dr C/raxmaan Bayle oo hees ka qaadey maalintii ciidanka xooga dalka Somaliyeed

Dr C/raxmaan Bayle wasiirka maaliyada ee dawlada Somaliya oo hees ka qaadey maalintii xooga dalka Somaliyeed halkaas oo uu kula jirey fanaaanka Farxaan Xidig.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS