30/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dr C/raxmaan Bayle oo ka hadlay nidaamka maaliyada xilli dakhli korodh la dareemayo: WARAYSI

Dr C/raxmaan Bayle oo ah wasiirka maaliyada dawlada dhexe ee Somaliya ayaa ka hadlay nidaamka maaliyada xilli dakhli korodh laga dareemayo kiishka dawlada.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS