12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dr C/raxmaan bayle oo ka hadlay waxa Somaliland looga reebay lacagaha la qaybinayo: MAQAL

Dr C/raxmaan bayle ayaa ka hadlay waxa Somaliland looga reebay lacagaha la qaybinayo ee loo qaybinayo maamul goboleedyada Koofurta. Jawaabta wasiirka maaliyada Somaliya ayaad moodaa in dad badan ku qanacsanayn.



Hoos ka dhegeyso



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS