18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dr C/raxmaan Bayle oo ka waramay xilliga ay ku ektahay araajida musharixiinta

Dr C/raxmaan Bayle oo ah gudoomiyaha gudiga qabanqaabada doorashada ayaa ka waramay xilliga ay ku ektahay araajida musharixiinta.