08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dr C/raxmaan Beyle oo sheegay lacagta la rabo si loo daabaco lacag kale: MAQAL

Dr C/raxmaan Beyle ayaa sheegay lacagta la rabo si loo daabaco lacag kale oo shilin Somali ah. Wasiirka Malaiyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in lacagaha lasoo daabacyo ay noqon doonaan kuwo aan la been abuuri karin. balse aysan ahayn wax fudud in lacag la daabacdo oo ay ku xiran yihiin shuruudo fara badan.



Wasiirka ayaa sheegay in la isla gartay noocyada ay ka koobnaaneyso, balse ay hartay kharashkii loo baahnaa si loogu daabaco oo ah lacag badan, taasina ay dowladda Federaalka ka shaqeyneyso, ayna arajeynayaan in sanadkan inuusan dhammaan sanadkan.



Daabicidda lacagta Shilin Soomaaliya ayaa u baahan kharash dhan 50 Milyan oo doolar iyo 50 Milyan kale oo loogu baahan yahay in lagu adkeeyo lacagtaas.



Hoos ka dhegeyso

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS