X

Dr C/raxmaan Beyle oo taabtey khasaaraha hantiyeed ee uu gaystey xasuuqii argagixisadu

Dr C/raxmaan Beyle ayaa taabtey khasaaraha hantiyeed ee uu gaystey xasuuqii argagixisadu. Waxa la ogyahay khasaaraha nafeed ayadoo welli la helayo jir googo’ay oo dhexyaala guryaha fumey.



raxmaan Ducaalle Bayle Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay dhibaatooyinka jira muhiim in ay tahay xididada in loo saaro, isaga oo sidoo kale yiri “Godka ay ku jiraan ayaa la doonayaa inaan ugu galno.”



Ugu dambeyntii Wasiir Bayle ayaa sheegay shacabka in looga baahan yahay in ay ka taxadaraan dhacdo nuucaan oo kale ah in ay soo laabato, si taasi looga feejignaada ayuu sheegay muhiim in ay tahay la shaqeynta Ciidamada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.