08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dr C/samad Nageeye

Dr Nageeye oo afka furtay kana hadlay arimo xasaasiya

Madaxweynaha Awdalstate ayaa afka furtay kana hadlay wakiilka Xasan Culusow magacaabay iyo cida uu u magacaabay maadaama Khaatumo iyo Awdal maamulo la ogyahay yihiin iyo arimo kale oo gobolka ah.







ARAABINEWS