Dugsiga sare ee Dilla oo buugaag ay soo gaadhsiiyeen qurbajoog u dhalatay deegaanka+MUUQAAL
Dilla 15 Dec 2014–Dugsiga sare ee Dilla ayaa qurbajoog u dhalatey deegaanka gaar ahaan joogta Ingiriiska ay soo gaadhsiiyeen buugaag. Madasha buugta lagu wareejiyay ayaa waxa ka Hadley qaar ka tirsan golaha deegaanka Boorama iyo masuuliyiin kale.