X

Dulmi aan laga doodin waa ruwaayad Banaadiri ah oo magaceeda aad ka fahmayso yayse ku jeedaa

Waa ruwaayad aad u xiise badan oo ay jilayaan ragii iyo gabdhihii loogu jeclaa ee Banaadiriga ahaa. Dulmi aan laga doodin waxa ruwayad siyaasadeysan oo ka hadlaysa dulimiga lagu hayo dadka Banaadiriga ah. Waxa lagu furey hees WADANI ah oo qaadayso fanaanad aan ka dhicin Faadumo Qaasim (AUN).

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.