X

ARAG qosol iyo murtida fanaanada Safiyo Tusmo iyo haweenku waa wadnaha dalka maaha lafdhabarta

Fanaanada Safiyo Tusmo ee Woqooyiga Amerika ayaa soo  bandhigtey murtideeda xaflad ay dabaaldegayeen Galmudug. Safiya ayaa taabatay sadex ay ku jiraan ciroole iyo wadaadada waxay kaloo ka hadahay maahmaahyada ragu isticmaalaan oo ay tiri waxa laga keenay hooyooyinka.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.