X

Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo laga waraystey amniga nadaafada iyo nalalka magaalada

Duqa magaalada Muqdisho ayaa bixiyay waraysigii ugu horeeyay sheegayna in amniga magaaladu soo fiicnaaneyso. Xuseen JImcaale ayay aad isugu dhowyihiin Xasan Sheekh waana isku urur.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.