X

Beelaha Jibriil Yoonis (Samaroon) oo ka carooday hadal ka soo yeeray Faysal Waraabe iyo jawaab ay bixiyeen

Shir jaraaid oo ay qabteen beelaha Jibriil Yoonis (Samaroon) ayay ugu jawaabeen hadal ka soo yeeray Faysal Waraabe oo uu ku yaraystey musharaxiisii hore ee C/rashiid Xasan Mataan oo Jamaal Cali Xuseen isna sheegay in uu ku deg degay iscasilaada ee ay ahayd in uu la sii dagaalamo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.