X

Duqeyda reer Berbera oo ka cadhooday nacaybka magacooda lagu samaynayo: Islaamnimo maaha+ARAG

Berbera–Dhacdadii foosha xumeyd ee hooyooyin loo diidey in ay cagaha soo dhigtaan dalkooda ayaa waxa cambaareeyay duqeyda reer Berbera oo diidey in magacooda lagu sameeyo anshax xumo diinta ka fog iskaba dhaaf Somalinimo eh. Kooxda Siilaanyo ayaa markay ka waayeen lacag Somalida soo noqonaysa bilaabay in haweenka iyo caruurta gumeystaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.