X

Duqii Jabuuti oo is casishay iyo sababta

Waxa shalay si.la filaan isku casishay duqa magaalada Jabuuti Faadumo Cawaale Cismaan oo ahayd haweenaydii ugu horeysay ee geeska Afrika Ka noqota gudoomiye degmo. Waxa jirta in dhawaan  ay isbedel Ku samaysay xafiiskeeda.


Waxase jirta oo wararka hoose sheegayaan in dib loogu soo celiyay xubnihii ay bedeshay taas oo Ka dhigeysa mid aan awood u lahayn hawsheeda laakiin ay gacanta ugu jirta kelidii taliye Ismaaciil Cumar Geelle.


Golaha deegaanka caasimada Jabuuti ayaa gal jufo Ka shaqaysaa. Marley aragtey in aan waxba faraha ugu jirin ay gudbisay us casilaadeeda ayaa wararku tibaaxayaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.