Deg deg: weerar ay qaadeen Khaatumo oo lagu toogtey sadex deegaanka Caroweyn: ARAG dhaawaca
Wararka ka imanaya deegaanka Caroweyn oo ka tirsan Sool ayaa lagu toogtey sadex ka soo jeeda beesha Isaaq iyadgoo dhexmaraya magaalada iyadoo la sheegayo in weerarka ay gaysteen dad ka soo jeeda Khaatumo.