X

Fanaaniinta Woqooyiga Amerika oo cambaareeyay xadhiga loo gaystay fanaaniinta geeska

Fanaaniinta Somaliyeed ee ku dhaqan Woqooyiga Ameerika ayaa cambaareeyay xadhiga foosha xun ee lagula kacay fanaaniinta xidigaha geeska oo hadda xiran maalintii sadexaad. Fanaaniintan ayaa ugu baaqay Siilaanyo oo dadka badankiisu qabaan in aan loo sheegin in uu sii daayo oo aanu siyaasad ka dayin.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.