X

Amin Caamir oo sawirkii ugu qosol badnaa ka sameeyay iyo Cabduwelli Gaas oo kiniini loo qorey

Farshaxaniistaha weyn ee Amin Caamir ayaa sawir qosola kaga hadlay siyaasada Puntland ee ay ku diidan yihiin Galmudug halkaas oo loo qorey kiniini daawo ah si ayuu sheegay uga bogsado xanuunka haya ee Galmudug iyo Galkacayo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.