Askarta Muuse Biixi ayaa xalay u daatey guriga sgaasime iska casilay maamulkiisa halkaas oo ay qalqal geliyeen haweenka guriga jooga oo ay ku jirto xaaskiisa oo umula. Akhlaaq xumada askartaasi ayaa ka xishoon waayay haween hurda oo dhamaantood hurdada ka booday.
Haweenkan oo ka naxay sida wuxuushnimada ah ee askarta Muuse Biixi ugu soo dhacaan guryaha saqda dhexe ayaa dalbadey in la soo daayo agaasimaha aan dembiga gelin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay