06/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ehelada gabadh si xun loogu diley Hargeysa oo dalbaday in cadaalada la fuliyo

Ehelada gabadh lagu magacaabo Ruqiya Siciid Ayaanle oo si xun loo diley oo dalbaday in xukunka loo fuliyo sidii maxkamadu ugu xukuntey. Waxay ka cadhoodeen in dadkii dilay gabadha la kala reebay. Waxay ku hanjabeen in ay gacantoda cadaalad ku samayn doonaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS