X

Ehelada sarkaalo Samaroona oo Isaaq (Habarjeclo) ku dileen Sanaag oo aargoosi ku dhawaaqay

Ehelada sarkaalo ka soo jeeda Awdal oo shalay ISAAQ (Habarjeclo) ku dileen shirqool deegaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag ayaa si adag uga hadley dilkaas shirqoolka ah sheegayna inaan la wada joogi Karin haddii gacanta loo soo gelin waayo dadka la garanayo ee xasuuuqey.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.