Ergayga QM ee Somaliya ayaa Gaalkacyo kula kulmey hogaankii hore ee Galmudug Xaaf oo xukunka laga tuurey bishii hore. Ergayga ayaa dhexdhexaadin u jooga Gaalkacyo dhinacyo isku haya iyo weliba isaga iyo dawlada dhexe.
Xaaf ayaa dhinaca kale cabasho u gudbiyay Ergayga Qaramada midoobey ku saabsan xilkii laga qaaday iyo in uu isaga aqoonsan doono. Taas oo Ergaygu samayn karin. Wuxuu kaloo cabasho u gudbiyay gaadiid Galmudug ka celisay Cadaado.
Xaaf ayaa soo kaxaystey qaar ka mida taageereyaashiisa, waxayna ku yimaadeen Gaalkacyo diyaarad maadaama uuna lug ku tagi karin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay