X

Ergayga tuugsiga ee Xasan Culusow oo 10-kun xaflad ku qabsaday

Ergayga tuugsiga ee Xasan Culusow ayaa huteel London ku yaala ku qabsaday xaflad jees jees ah oo ay ku baxday 10-kun oo lacagta Ingiriiska oo ilaa hadda la weydiinayo cida siisay.


C/raxmaan C’shakur ergayga tuugsiga ee Xasan Culusow ayaa gaalka weelka hoos dhigtey laakiin majirin cid wax ku tuurtey. ”Runtii waa wax laga xumaado inuu huteel qaaliya saacado yar ku gubo 10 kun oo lacagya Ingiriiska ayuu qabaa Cali Calasow.



Waxay muujinaysaa halka musuqmaasuqu joogo iyo karti daradu. Lama garanayo waxa kharash kaga qasaartey dalka iyo halka ay mareen lacago Imaaraadka laga qabtey.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.