X

Iswidhan oo diidey inay qaraxii dhuumaha gaaska la qaybsato Ruushka

Iswidhan ayaa diidey inay la wadaagto Ruushka qaraxii Maraykanku ka dambeeyay ee dhuumaha gaaska ka keena Ruushka. Talaabadan ayaa loo arkaa in Iswidhan qarinayso cida ka dambeysa oo la garanayo.


Ruushka ayaa u yeeray safiirada sadexda wadan ee Jarmalka, Iswidhan iyo Danmaak una sheegay inaan la aqbali karin baaritaan dhinac keliya ah xilli ay Ruushka u diideen inuu baaro cida ka dambeysa.

Usbuuc kahor ayay ahayd markii Maraykanku qarxiyay dhuumaha gaaska ka keena dalkiisa toosna u geeya Jarmalka. Dhuumahan oo afara waxa qarax weyn lahu dhiftey sadex ka mida.



Ruushka ayaan la garanayn jawaabta uu ka bixin doono maadaama hanti qarankiisa si tuuganimo lo qarxiyay. Waxa qaraxan ku farxay Maraykanka oo sheegay inay fursad u tahay inuu gaas badan ka iibiyo Yurub.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.