War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaarad laga leeyahay Dubay ay ku burburtey magaalo la yiraa Rosotov-on Don oo ku taala Ruushka. Diyaaradan oo lagu magacaabo FlyDubai ayaa la soo saaray sanadkii 2009 si ay ula tartanto diyaaradaha kale ee jaban ayaa ka soo kacdey Dubasy iyadoo rabtey in ay ku degto magaaladaasi.
Diyaarada ayaa la sheegay in ay dhowr mar isku daydey in degto laakiin ay degi kari wayday oo ay ku weareegaysatay hawada. Cimilada garoonka ayaa la sheegay in ay aad u xumayd oo ay jiraan dabaylo iyo roobab.
Dadka diyaarada la socdey ayaa la sheegay in badankoodu ahaayeen Ruush ka yimi Imaaraadka Carabta. Waxa hadda lagu jiraa in la raadiyo sanduuqa madow si loo ogaado wax saxda ah ee diyaaradau la burburtey. ILaa hadda ma jiraan wax ka badbaaday.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay