27/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faadumo Siciid oo diidey in ay ka tagto xisbiga Wadani yayse rabtaa in ay is casisho

Faadumo Siciid ayaa diidey in ay ka tagto xisbiga Wadani waxayna sheegtay in Samsam Aadan Cabdi Aadan is casisho. Faadumo Siciid ayaa sheegtay in sixir barar lagu dhintey ayadoo dhinaca ka hadashay is casilaada Siciid Cilimi Rooble.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS