Faadumo Siciid ayaa diidey in ay ka tagto xisbiga Wadani waxayna sheegtay in Samsam Aadan Cabdi Aadan is casisho. Faadumo Siciid ayaa sheegtay in sixir barar lagu dhintey ayadoo dhinaca ka hadashay is casilaada Siciid Cilimi Rooble.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS