Faadumo Siciid ayaa si fadeexaysan looga reebay wafdi iyadu ay lahayd imaantinkooda Hargeysa. Waftigan ayay u sharaxdey sida dimoqraadiyadu uga socoto Somaliland ilaa iyada lafteeda laga reebay waftigii ay waday loona diidey inay gash gurigii Morgan oo hadda madaxtooyo u ah maamulka Somaliland.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=NLF_fXH45rU[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS