Argagixisada Wahaabiyada ee xalaashatey dhiiga Muslimiinta ayaa cawa qarxisay maqaaxi la furaayay oo ay ka soo qayb galeen dad lagu casuumay. Qaraxa ayaa argagixisadu ku aastey laamiga dhinaceeda waxana ka dhashay khasaare.
Waxa qaraxaas ku dhintey dhaawacmey dhalinyaro iyagu wax ka cunaayay iyo dad shacaba oo u dhawaa qaraxa. Dhiigmiiratada ayaa iyagu meelkasta dhiga miinooyin ay ku xasuuqaan ummada.
Ciidamada amniga oo goobta gaaray ayaa qaaday dadka dhaawaca oo loola cararay isbitaalada magaalada. Waa qaraxii labaad ee argagixisada laga adkaadey ay ku xasuuqeen ummada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay