X

Faahfaahin dheeraada oo ka soo baxaysa xasuuqii ka dhacay Muqdisho

XASUUQ

Waxa soo baxaya faahfaahin dheeraada xasuuq maanta ka dhacay magaalada Muqdisho halkaas oo dhiigmiiratada Shabaab ay isku qarxiyeen gaadhi qaramada midoobay lahayd oo marayay bartamaha suuq la buuxo. Dhiigmiiratada oo ku naaxa dilka faraha badan ee Muslimiinta ayaa dily kumanaan Somali ah oo gumeystuhu aanu dilin.


C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.