X

Guuleed Xasan Duraan oo sanado liqay Guwatanaabo oo la fasaxay

gitmo

Guuleed Xasan Duraan waa Somali muddo ka badan 15 sano ku xirnaa jeelka Maraykanku ku ciqaabo maxaabiistii uu ka soo qabtey Afqaanistaan sanadii 2001 ayaa ugu dambeyn dib u elay xoriyadiisa.


Guuleed ayaa garyaqaankiisu bixin faahfaahin halka laga soo qabtey, wuxuuse cadeeyay inuu ku jiro maxaabiix laga sii daynayo jeelka uu soo liqay muddo 15 sanno ka badan.]


Guuleed ayaa waxa la xirey sanadii 2006 ayadoo lagu eedaynayo inuu ka mid yahay kooxaha xagjirka ah ee Al-qaacida. Sida caadiag ah marka maxbuus laga sii daayo jeelkan ay ku uraan ee Guwaatanaabo waa in dawladiisu ogolaataa inay dib u qaadato.



Lama garan karo in dawlada Somaliya dib u qaadan doonto iyo shuruuda lagu xiri doono sii dayntiisa sida in lagu hayo goob dhaaan celina si uu uga mid noqdo dadka caadiga.

”Laga yaabe inuu yahay dadkaas Maraykanku sharci darada ugu hayo Guwatanaabo ee aan lagu hayn wax cad ayuu yirti Xuseen Warsame.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.