13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faahfaahin dil loo gaystey nin gudoomiye hore ka ahaa gobolkaasi Hiiraan

Faahfaahin dhiigmiirato ku guraacdey dhiiga gudoomiye hore gobolkaasi Hiiraan. Cabdi Iidow Warsame ayaa wuxuu ahaa gudoomiyihii hore ee degmada Buulaburde.



Cabdi Iidow Warsame ayaa sanadihii u dambeeyay iska ahaa nin diinta faafiya oo siyaasad aan shaqo ku lahayn lamina garan karo dhiigmiiratada dishey waxay ka rabeen.



Dilalka qorsheysan waxa inta badan gaysta argagixisada shabaab.

Sida caadiga ah dhiigmiiratadii dilka gaystey ayaa ka baxsaday goobta waxana xilli dambe halkaasi gaaray ciidamada ammaanka dawladda oo baaris sameeyay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS