11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faahfaahin ka soo baxaysa qarax argagixisadu ka fulisay Muqdisho

Wararka ka soo baxaya Muqdisho ayaa sheegaya in gaari ay argagixisadu ku qarxiyeen wadada aada Bakaaraha ee ka tagta Shaqaalaha. Gaari ninkii lahaa salaad ku Jiro ayaa qaraxaas lala eegtay. Qaraxa ayaa markii hore lagu soo xirey gaariga.



Afhayeen u hadley booliiska ayaa sheegay in qaraxaas ay ku dhaawacmeen sided qof laakiin ayna jirin wax dhimasho ah. Waxa qaraxa markiiba sheegtay argagixisada shabaab.

Gawaadhida gurmadka ayaa sheegay in 6 nin iyo hal haweenay ay goobta ka qaadeen oo loola cararay isbitaalada.



Dhiigmiiratada shabaab ayaa xalaashatey dhiiga Muslimiinta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS