X

Faahfaahin ka soo baxaysa qarax argagixisadu la eegatey gaari gudoomiye saarnaa: SAWIRO

Faahfaahin ka soo baxaysa qarax argagixisadu la eegatey gaari gudoomiyaha Shabeelaha hoose saarnaa oo maraya meel ka mida gobolka.


Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre, Gudoomiyaha degaanka Ceelasha Biyaha Ayaan Xasan ayaa labaddaba waxaa soo gaaray dhaawac.

AskariĀ  ka tirsan ilaaladda Gudoomiyaha ayaa ku dhintay Qaraxaasi waxaana sidoo kale ku dhaawacmay Lix kale oo ka tirsanaa Ilaaladda Guddoomiyaha.


Xasuuqa noocana ayaa markiiba waxa sheegatay argagixisada oo iyagu ku dhuunabaayay meel aan ka gogeyn goorta ay qaraxa dhigeen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.