X

Maamulka Somaliland goboladiisa oo loo fadhiistey imtixaanaadka dugsiyada: SAWIRO

Maamulka Somaliland goboladiisa ayaa loo fadhiistey imtixaanaadka dugsiyada sare iyo kuwa dhexe. Ardayda ayaan la garanayn waxa loo dhigo ayadoo la soo saaro ardey dalkooda aan waxba ka aqoon Somalinimada iyo wadaniyaduna ka fogtahay.


Dadkii dhiiga soo cabay ayaa lagu sheegaa mujaahid halka kii dadka qixiyayna laga dhigo geesi. Waxa taas ka sii daran musuqa ka jira ayadoo ardey aan soo dhamaysan dugsi dhexe ay u fariistaan imtixaanaadka dugsiga sare sida uu sheegay wasiirtka waxbarashada.


Dugsiyada diimaha ee Sucuudigu biilo ayaa loo ogolyahay dumarka kaliya inay xirtaan dharka madow. Waana meelaha khatarta ku ah dhaqanka iyo diinta suuban ee Somalidu haysatey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.