18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

DIGSI AMA DHERI CUNTO

Faahfaahin ka soo baxaysa sida loo diley gabadha laga helay digsiga dhexdiisa

Dhacdo laga anfariirey ayaa saaka lagu arkay xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho halkaas oo la helay meydka gabadh yar oo inta lugaha laga xirey kadibna lagu riday dheriga lagu karsado casuumadaha. Dhacdadaan foosha xun ayaa ka dhacday degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho.



Haddaba faahfaahinta hoos ka daawo



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS