X

Faahfaahin qarax argagixisadu ka fulisay Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya magaalo xeebeedka Boosaaso ayaa sheegaya in argagixisadu qarax ka fulisay halkaas. Qaraxa ayaa la sheegay in uu waxyeelo gaystey waxana goobta gaaray ciidanka booliiska. Dadka ka agdhow goobta qaraxa ayaa isku dayay inay u gurmadaan.


Goobta qaraxu ka dhacay ayaa u dhow huteelka Jubba ee magaalada. Ilaa hadda waxa qasaruhu gaarayaa 6 qof oo qaar yihiin ilaalada gudoomiyaga gobolka Bari inta kalana yihiin dad shacaba. Argagixisada ayaa lagu yaqaan inay ku faanaan xasuuqa dadka badan.


Qaraxa ayaa wadada lagu sii aasay. Booliisja oo baaritaan ma sameeyay goobta ayaan welli cudba u soo qaban ayadoo kii qaraxa fulitay uu daawanaayo

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.