Faahfaahinta weerar argagixiso oo ka dhacay Afgooye oo khasaare gaystey. Inta la xaqiijay afar qof ayaa ku dhintey weerar nafti-halignimo ah oo argagixisadu ku qaaday goob mashquula.
Naftii haligaha oo watey gaari Xoomey ah ayaa isku qarxiyay goob ay joogeen gaadiid badan oo Canshuur laga qaadayay oo Saf dheer ku jirey. Maamulka Afgooye ayaa sheegay in laga yaabo in khasaaruhu intaas ka bato.
Dhaawacyadda ayaa waxaa ku jira kuwo qaba dhaawacyo halis ah sidda ay sheegeen maamulka Degmada Agooye.
Qaraxa ayaa ahaa mid xooggan oo si weyn looga maqlay Xaafaddaha degmada Afgooye.
Goobta ayaaargagixisada fuleyda ah markasta weerartaa ayadoo isku soo qarisa gawaadhida dadka shacabka ah ee cashuurta laga qaadayo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay