07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faarax Macalin oo kabaha la dulmaray madaxda maamul goboleedyada

Siyaasiga Faarax Macalin ayaa kabaha la dulmaray madaxda maamul goboleedyada ee inta badan looga yeero Imaaraadka ayagoo lagu tuhmo in jeebka loo soo buuxiyo. Waa khaayimiin dalkooda khiyaamey ayuu yiri Faarax Macalin oo ah siyaasi  Somalida Kiiniya ka soo jeeda.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=r8doSCtvBfU[/embedyt]





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS