X

Faarax Macalin oo tilmaamey caqli xumada Xasan sheekh iyo sheekh Shariif

Siyaasiga Faarax Macalin ayaa ka hadley Labadii doorasho ee Ka dhacay kuna tilmaamey kuwo aan waxba Ka jirin isagoo sheegay in midkasta keensaday dadkiisa iyo oday dhaqamadiisa.


Waxase uu la yaabay Xasan sheekh iyo Sheekh Shariif oo labaduba hore u fashilmey oo taageeray Axmed Madoobe hambalyana u direy.

” Caqli xumada halkaa maraysa ayaan la yaabay keliya waxay leeyihiin ku ximeeya madaxweyne Farmaajo oo labadoodaba Ka guulaystey doorashadii 2017.


Itoobiya iyo Kiiniya

Siyaasiga oo Ka Hadley Itoobiya iyo Kiiniya oo awal ku heshiis ahaa in dalka dawlad Ka dhalan ayaa maanta uu isbedel uu Ka dhacay, waxaan taas inoo cadeyna wixii Ka dhacay Kismaayo.

Waraysiga siyaasiga good Ka daawo

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.