X

Fadeexad: afhayeenkii Siilaanyo oo isna sheegay in madaarka Berbera aan la kireyn

Fadeexadii ugu weyn aya dul hoganaysa maamulka Somaliland kadib afhayeenkii Siilaanyo uu isna sheegay in madaarka Berbera aan la kireynee lagu bedeshay mashaariic aan faaiido u lahayn gobolka ama yar.


Carabta Wahaabiyada Imaaraadka ayaa iyagu madaarkaas ayna dawlada Somaliya bixinin ilaa hadda u isticmali doona inay kaga duulaan Yaman isla markaana ay adeegsan donaan xulafadooda sida Ingiriiska, Yuhuuda iyo Sucuudiga.


Waxa kale oo cad hanyaradii maamulkii Siilaanyo inuu wax aan waaeyn ku bedeshay oo intuba ku  kooban agagaarka Berbera. Sida caadiga kireynta garoon dawlasd shiosheeye isticmaaleyso waa inuu ka yaraan 100,000 milyan oo doolar.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.