X

C/raxmaan Ciro muxuu uga aamusan yahay dhalinta lagu xirey Boorama

C/raxmaan Ciro muxuu uga aamusan yahay dhalinta lagu xirey Boorama. Ilaa hadda waxa si adag uga hadley gudoomiyaha xisbigiisa ee gobolka Awdal iyo siyaasiyiin xora oo aan ka amar qaadan ama hoostagin maamulkiisa.


C/raxmaan Ciro oo taageero badan kuleh gobolka Awdal waxaad moodaa inay ka maqan tahay hogaamin fiican oo aan lagu aaminin Karin gobolkan kaliya ee hauysta nabada.

Fadhiidnimada C/raxmaan Ciro ayaa keentay inuu ka aamuso arimaha xasaasiga ee kor u qaadi kara siyaasinimadiisa waxaase muuqata inuu ka xunyahay dhalintaas xaqa u leh inay xusaan xasuuqii SNM.


ā€¯Waxay iila muuqataa in Muuse Biixi la qabo fikirka ah waa laga heshiiyay ee maxaa cusub haday sidaa tahay maxay xabaalaha u soo faqdaan iskuguna sheegan mujaahidiin. Meydkaa Hargeysa ku aasan iyo kan Boorama ku aasan faraq uma dhexeeyo.

Fadhidnuimada C/raxman Ciro ayaa keenaysa in reer Awdal ka tashadaan inkastoo hadda ay socoto maxaan cuna ee aan lagu socon maxaa qadiyada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.