Waxa dhawaanahan aad daawateen in dhul ku yaala Boorama laga dhigayo guriga martida ee ay ku soo degaan madaxda ka timaada Hargeysa.Hadaba dhulkaasi oo in mudo ahba uu wadahadal u socday dadka dhulka leh iyo wasiir Warancade in shalay Saylici soo booqday. Dhulkan ayaa laga bixiyaa cashuurta dhulka. Hadaba dadkii guryahaa lahaa oo la hadlay saxaafada ayaa soo bandhigey lahaanshaha dhulkaasi.
ARAABINEWS.COM