X

Fadeexad: Jabuuti oo biyo la’aan baahsan ka jirto iyo fashilka Ismaaciil

Jabuuti ayaa biyo la’aan baahsan ka jirtaa maalmihii u dambeeyay. Waana fadeexad weyn oo ku habsatey Ismaaciil Cumar Geelle oo xukunka dalka dhaxley. Maamul xumada xukunkiisa ayaa daka Jabuuti u dhimanayaan koronto la’aan ama ayna awoodin inay iska bixiyaan xilli uu ku jiro daar qabow oo uu gashadey waxkasta.


”Dhib weyn ayaa na haysata ayay tiri hooyo reer Jabuuti oo saf dheer ugu jirta goob nadiifa jirin oo taangi ah oo dadku caagado la taagan yihiin.


Jabuuti ayaa martigelisa ciidamo shisheeye kuna fashilmey inuu ugu yaraan lacagtaas uu ka qaato uu wax kaga qabto biyaha iyo korontada oo nolosha aasaasi u ah.


Ilaa intii isaga iyo adeerkii Xasan Guuleed xukunka soo wada hayeen ayaa arag noloshooda arag wax isbedela ayadoo Jabuuti noqon karto Singabuur laakiin ayna haysan madax wax garada.

” Waxaan ku jirnaa sii soco oo soo soco ayay tiri Xaliimo maxamed oo caagad huruuda la taagneyd goob biyo dhaansi ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.